Hargeysa(RH)Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Horumarinta Beeraha Md. Axmed Muumin Seed oo ay ku weheliyaan madaxda ha’yada jarmalka ah ee fulinaysa mashuurca CES, ayaa kormeer ku maray goobaha uu ka socod mashuurca ciida iyo biyo qabatinka Biji.
Mashruucan oo uu maalgalinayo baanka Horumarinta Jarmalku ayaa waxa uu ka bilaabmay deegaano ka mid ah Gobolka Gabiley.