Hargeysa(RH)Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa si toos ah u hoos geysay wasaaradda gaashaandhigga daryeelka iyo wax u qabadka naafada iyo agoomaha ciidamada qaranka, gaar ahaan ciidanka qaranka iyo ciidanka booliska taasi oo ay waax ka mid ah waaxyaha wasaaradda ku leeyihiin naafada iyo agoomaha ciidamada qaranku.