Hargeysa(RH)Daawo sidii maanta Weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland loogu soodhaweeyey Magaalada Hargeysa
Hargeysa(RH)Daawo sidii maanta Weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland loogu soodhaweeyey Magaalada Hargeysa
Hargeysa(RH)Weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ugu maqnaa qaar kamid ah dalalka qaaradda Afrika, ayaa maanta dalka kusoo laabtay, waxana si aan kala hadh lahayn oo xamaasad iyo waddaniyadi ku dheehan tahay usoo dhaweeyey guud ahaanba qaybaha kala duwan ee shacabka caasimadda Hargeysa.
Hargeysa(RH)Golaha Wakiilada JSL Isagoo ka duulaaya awooda Dastuurka Jamhuuriyada Somaliland ee Hagista siyaasada Guud ee dalka.
Hargeysa(RH)Kal-fadhigii 37-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo maanta oo ay taariikhdu tahay 04/07/2019, uu shir gudoominayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, ahna ku simaha Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (saylici), ayaa warbiximo lagaga dhegaystay wasaarradaha, waxbarashada iyo sayniska iyo qorshaynta & horumarinta qaranka. laguna ansixiyey siyaasadda horumarinta ganacsatada dhexe iyo kuwa yaryar, Sidoo kalena baaq iyo digiin laga soo saaray.
Hargeysa(RH)Madaxweyne ku xigenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Shir guddoomiyey Shirka Nafaqada hooyada iyo dhallaanka. shirkaa oo ay goob joog ka ahaayeen xubno ka mida Golaha Wasiirrada oo qaybka ah barnaamijka nafaqeynta.
Hargeysa(RH)Daawo Sidii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii uu hoggaaminayey Maanta loogu soodhaweeyey caasimadda dalka Jamhuuriyadda Gini (Guinea) ee galbeedka qaaradda Afrika .
Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo maalintii shalay safar shaqo waddanka kaga ambo-baxay, ayaa maanta gaadhay caasimadda dalka Jamhuuriyadda Gini (Guinea) ee galbeedka qaaradda Afrika oo ay marti-qaad rasmi ah ka heleen.
Hargeysa(RH)Kulan ay wada yeesheen Hay’adda Dhawrista Tayada iyo ganacsatada Somaliland ka hawl gasha ayaa lagu soo bandhigay qorshaha shanta sanno ee soo socda ay ku hawl gali doonto Hay’adaasi.
Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta safar shaqo ugu baxay dalka Jamhuuriyadda Guinea oo uu marti-qaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha dalkaa Prof. Alpha Conde.
Hargeysa(RH)Ururka suxufiyiinta somaliland ee Solja ayaa ka hadlay go’aan ay xukuumadu xayiraadii kaga qaaday qaar ka mid ah hay’addaha warbaahinta oo xayirnaa mudo 15 cisho ah .
Ururka SOLJA sidaasi waxaa uu kaga Hadley Warsaxaafadeed Uu Soo saarey waxaanu u dhignaa sidan:-