Hargeysa(RH):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii ugu horraysay si waafi ah uga hadlay furista Ururada Siyaasada iyo axsaabta qaranka Somaliland oo maalmihii u dambeeyey hadalkayteedu taagnayd isla markaasina ay ka biyo diideen axsaabta mucaaridku.
Madaxweynaha Somaliland wuxuu sheegay inay Furan-yihiin Ururadii Siyaasadu , waxaaanu ku baaqay in la ixtiraamo xeerarka iyo Dastuurka dalka.