Hargeysa(RH)Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa galabta daahfuray Xarunta xannaanaynta iyo daryeelka Xayawaanka Harimacadka.
Hargeysa(RH)Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa galabta daahfuray Xarunta xannaanaynta iyo daryeelka Xayawaanka Harimacadka.
Hargeysa(RH)Xildhibaanada Golaha wakiiladda Somaliland ayaa maanta cod gacan taag ah ku ansixiyey xeerka arrimaha doorashooyinka Somaliland,farqadiisa 3aad oo ay wax ka beddal iyo kaabis ku sameeyeen.
Hargeysa(RH)Masuuliyiinta Wasaaradda horumarinta Caafimaadka Somaliland Oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtey xarunta wasaaraddasi isla markaan ay ka qayb ahaayeen guddiga la socodka xaalada xanuunka COVID 19 ayaa kaga waramaya dhaqdhaqaayada Corona Virus heerka uu dunida ka marayo iyo siday Somaliland ula socoto xanuunkaas.
Hargeysa(RH)Xukuumada Somaliland iyo labada Xisbi Mucaarid ee Somaliland ayaa maanta Waxay si rasmi ah Heshiis Uga Gaadheen khilaafkii ka dhashay doorashooyinka, waxana Madaxweynaha JSL Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Guddoomiyeyaasha labada xisbi mucaarid ee UCID iyo WADDANI Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ay kala saxeexdeen heshiis la xidhiidha sidii ay u qabsoomi lahaayeen doorashooyinka Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka JSL.
Burco(RH)Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo horumarinta Jidadka, Maareyaha Wakaaladda Waddooyinka, Badhasaabka Togdheer, Maayarka Burco, Cuqaal, Aqoonyahan, Masuuliyiinn iyo Martisharf kale,ayaa magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer kaga qaybgalay Munaasibad ay Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka JSL ay ku abaal marinaysay hawlwadeenadeeda ugu wanaagsanaa sanadkii 2019ka .
Hargeysa(RH)Xukuumadda Somaliland ayaa Shirkadda Shidaalka ee HASS Petroleum ku eedaysay inay Maalgeliso Maleeshiyo beeleed ka dhaqdhaqaaqda deegaanka Buuhoodle.
Hargeysa(RH)Wasiirka Wasaarada Horumarinta Maaliyadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa Maanta Magaaladda Hargeisa ku Daah-furay Kulan-hawleed ay Wasaaradda Maaliyadu u qabatay Agaasimayaasha Guud iyo Guddoomiyayaasha Hay’addaha Dawladda Somaliland, kaas oo lagu Lafo-guray Doorka ay ku leeyihiin Nidaamka Maamulka Maaliyadda dalka, sida Diyaarinta Miisaaniyadda, Dakhliga, Dabagalka iyo Isla-xisaabtanka iyo sidii ay door muuqda uga ciyaari lahaayeen Nidaamka Dib u habaynta Maamulka Maaliyadda ee PFM-ka.
Hargeysa(RH)Maareeyaha wakaaladda Biyaha Hargaysa Maxamed Cali Daarood ayaa ugu baaqay guud ahaan shacbiga ku dhaqan magaalada Hargaysa in aanay dul dagin halka ay maraan dhuumaha biyaha qaada iyada oo ay socoto mashruucii biyo balaadhinta ee caasimada Hargaysa
Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay hoggaanka dallada dhallinyarada heer qaran ee SONYO.
Hargaysa(RH):- Baanka Dhexe ee jamhuuriyadda Somaliland ayaa soo saaray amar ah in aanu dalka ka shaqayn Karin oo uu mamnuuc ka yahay barnaamijka Forex ee sarifka lagacaha kala duwan.