Hargeysa(RH):-Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta ansixiyay odoroska Miisaaniyad sannadeedka 2021-ka.
Fadhigan Maanta ee Xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland ayaa waxa Shir-guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, Baashe Maxamed Faarax
Miisaniyada dawladda Somaliland ayaa waxa ogolaaday todoba iyo labaatan mudane , Waxaana diiday shan mudane, Sagaal Xildhibaan ayaa ka aamusay Gudoomiyuhuna muu codayn Sidaasina waxaa ku dhaqangalay Miisaaniyad sannadeedka 2021-ka.
Category