
Dansk/Somalisk sanger Jamaika fĂŠngslet i Danmark
âWaxa aanu ku qabaney guri u dhow tuulada Hovborg oo ka tirsan degmada Vejen, wax dhib ahna
kalama aanu kulmin markii aanu fulinayney xadhigiisa ayuu yidhi Mr.Ole Aaman
Mr. Jamaika oo magaciisa saxda ahi yahey Sharmaarke Omar Ali oo jinsiyad ahaan ka soo jeeda
Soomaali kuna dhashey xaafada Findlandsparken ee magaalada Vejle.
Ole Aaman Waxa uu sheegay in booliisku kali ku ahaa raadinta iyo helitaankiisaba , waxa kale oo uu
sheegay in la xidhay ninkale oo 25 jir ah oo ku eedaysan in uu qariyey.Falka lagu gaysto midi waa dambi weyn sida uu sheegay Ole Aaman.
Sharmaarke waxa uu si gaar ah ugu caanbaxey heestiisa lagu magacaabo ââBlodskudtââ
Taas oo laga dhageystey barta Spotify in kabadan 12 milyan oo jeer.